XOGTA: Shirka Malaysia, Maqnaanshaha Sacuudiga & Maxbuuskii Muqdisho ku dhintay

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

41 thoughts on “XOGTA: Shirka Malaysia, Maqnaanshaha Sacuudiga & Maxbuuskii Muqdisho ku dhintay

  1. Waxay u badanyihiin in tababaro xal keenaya la baro balse maxbuus waa danbiile fasax iyo cisbitaalo aay ehelkaaga ku geeyaan taas dhici meeyso danbiga waxaa leh dhaqaatiirta xabsiga iyo ehelada maxbuuska geeryoodey Allahaa u naxriisto balse waa danbiile xitaa waa in meeydkiisa la hayaa ilaa ay u dhamaaneyso xiliga xukunkiisa.
    Haddii la waayi lahaa taliyaha ayaa xabsiga gali lahaa mana qumana xiriyad waa inta aadan danbi galin xushmad waa inata aad bulshada iyo dalka xushmeeysaa.
    Bal eega xabsiga sida loola dhaqmo xitaa xabsi uma eka ku yaala Africa.
    Plz iska daaya ilinta yaxaaska raashiinka uu cunaayo ayaa ciil iga hayaa ee dadka canshuurtooda ah saa mar danbe naga cuni maayo.
    Inta uusqn danbiga galin u hiili walaalkaa kana celi danbiga si aan wadan nabad badan u noqono.
    Waxaan jeclaa dhalinyaradii ka qeeybqaadatay dagaalkii Gaalkacyo xabad xabad in loo soo qabto oo la toogto waayo 75+30 dhalinyara ah ayaa ku geeryootey 200 haddii lala aaso caawa ciil ma aysan qabeen iyo kuwa dagaal galiyey dhinac walba

  2. Nio mid aan kuu sheego horto Arinta Maxbuuska.
    1 si sharciga ilaaalada Xabsiyada baal marsan ayaa lagu geyay Hospital Private 2 Ispitalkaan oo aan wada ognahay in uusan Xanuunada Nocaan uusan qaban gabi ahanba oo kaliya Ushaqeeyo uun Haweenka iyo Caruurta waa Xaqiiq wasoo ogaan kartaa Hada rabto.
    Saacad waxan kabadneen Gar gaar Deg deg wey kusiin karaan Sida Oxygen hada lasiyoo kle Taliyaha Asigo qanuunka Xabsiyada ilaalinayo ninkii wasoo waday Wuxu kenay Ispitaal Dowladeed malintii kle ayuna dhintay Ilahey Dilane Dhinto Allah Ha,unaxaristee Marxuunka

  3. taliyahaada dhimay duligaan wijiga madow umada into badbadin lahaa asagaaba dilaayo filimada hindiga moobadsaday ladirintaa qofki isbitalka lakeeno baixi jiray filoyin hawada bukaanka oo kaqaato

  4. Waa ku waa ku wa masuuliyada maanta u haya koonfurta Somalia wax naxariisleh maaha qof liita oo ubaahan daryeeldagdega ayuu lee yahay amarkayga lagumabixin baxariis la.aa miyaanu allah kabaqayn

  5. xog ogaal ma tihid warkaan waad soo qaadatay waxaana wariyaha kuu waramayo waxa uu ahaa 3 maalin ka hor, mida kale taliyaha xilkiisa kuma uusan wayn balse 7 beri oo shaqo ka fadhiisin ah ayaa la amray gudina waa loo xilsaaray ilaa hadana wax warbixin ah ma aysan soo saarin, xasan kurtun calasow waxa uu ku dhintay isbitaal martiini, ilaahay ha u naxariisto waxa u ahaa muslm wqtigiisa soo dhmaday.

  6. Ani mida kaliya aan layaabanahay
    waa imaaradka
    waxa uu u dhaqmayaa mid jaahil ah
    pls dhanka kle waa inoo farxad hadii aan nahay dad islaam ah waana inaa helnaa awoodena aduunka
    waana inaa soobam dhignaa tayadeena islaam nimo
    mana ahan islaamka argagaxiso

  7. acuudu bilah illahayoow soomaaliyaan kaa magan galay.

    soomaliya waa meel ba'day oo bilaa cadaalad ah oo aan ammni lahayn oon kala danbeyn lahayn oon dad wadaniyiina lahayn oon qaran lahayn oo kudaafad iyo qabiilo miidhan isu wada haysta .
    akh waar maanta wixii ka danbeeya carradayda Somaliland baan ku qanacsanahay sababta oo ah xabad buskul ah hadii qof kaa qaato waa lagaa siinayaa iyadoon dawladaba lagaadhin ileen meesha ummad baa ku noole hadii kalena waa laguu xidhayaa oo danbigiisa lamarsiinayaa qofna lama dulmiyo qofna wax ma dulmiyo laakiin ma xagaasa waxaan is idhi waxa ku nooli waa wax wuxuusha oon cilmi aqooneed iyo mid diineed midna aan garaneyn ileen wixii dawlada isku sheegayaa saas u dhaqmayee
    akh akh waar soomaliya wey urtay meel maahee rabi ha u naxariisto.
    soomaliya iyo dadkeeduba waa isma dhaantiyo dhasheed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *