NAEEMA BRINK MAXAAD KA AAMINSAN TAHAY? RAYGAAGU WA MUHIM



Naeema Brink is a Danish Somali professional makeup artist and founder of Naeema Brink Cosmetics. She lives in Copenhagen, Denmark. She regularly talks live to tens of thousands of her followers on social media.
DISCLAIMER: I have full permission from Naeema Brink to USE her videos.

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

13 thoughts on “NAEEMA BRINK MAXAAD KA AAMINSAN TAHAY? RAYGAAGU WA MUHIM

  1. Naeema prink waxaan ka aamin sanahay ineey tahay gabar wanaagsan oo qalbi wanaagsan waa gabar dadaal badan oo wax soo saarleh waxaan u rajeynayaa horumar wacan😍😍😍💋👌🙌

  2. dumarow eega vitimin level kiiina markaas hadii wax ka dhiman yahay jidhka idin xanuunaya idinkoo oil iyo wax isku qadin horta dhaqtarkaga waydiii vitiminka intu marayo

  3. Anuu waan ku faanayaa naciima quruxley waa inan qalbi furan msha allaah tabaaraka llaah 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🌹🌹🌹💞💞💚💚💚💚💚. Waxaanse ka dalban lahaa in ey iska saarto birta carabka ugu jirta waayo hablo aad u yaryar baa nala daawada oo jilaya plz waa iga codsi 🥺🥺🌹

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *