Maxaa hor taagan Dowladnimada Soomaaliya? (Qeybta Koowaad)

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

28 thoughts on “Maxaa hor taagan Dowladnimada Soomaaliya? (Qeybta Koowaad)

  1. Shucuubta soomaalida maha dad loogu talagalay nidaamka dowliga casriga ah. dhaqanka geeljiranimada kusaleysan ma ogola in qabaailada hal xukun hoostagaan. dhaqanka ayaa kusaleysan laba xiniyoodnima iyo xoog wax lagu qaato qabaailada deriska tihiin aad dhacdo. Aniga umaleynmaayo in somaaliaya dowlad adag heleyso mudda dhow. intaan geela dhaqaneyno dowlad dhexe haku riyoon

  2. Hararbaan dhexjooga hawaasna waan ujeelahay haraar iyo hawaas alahayaw lahlo waaxaan maalindhawato tagay finfine waxaan siimaray hawaas waxaan ku arkay magalo yar oo clanki kilalka soomalida ee calankii blugii kudhexjiro oo kadhexbabanaaya balse waan farxay oo waxaan idhii halkanba ixuduud ah adisababana waxaan kutaganay3sacadood kadib markaasban farxay balse hada hararbaan jooga waxaan arka dad afsoomaligu ku adagyahay balse asal soomali ah oo hadana abayaashood kuhadlaan afsoomaliga markaas waxaa isobaxay in awoowyasheen laga qaata dhulkaan

  3. Sxb wd mahad santahay waa barnaamij muhiima oo aad usoo jiidan doona qof walba oo xiseeya arimahan oo kale ee ku saabsan wadankeena. Si joogto ah isku daba gali. Wakhtigana noo biiri hadii aad awoodo

  4. Layaab !! Waxaan aad ula yaaba iyadoo laga hadlayo mustaqbalka wadankeena iyo dhibaatada heysta meeshii laga ogaan lahaa fikirkiina inaad comment iga subscribe iyo like tuugtaan
    War allah baa arsaaqada bixiyee waxaas ka waan tooba oo noqda dad fikir iyo HAL-ABUUR saliima layimaad from shaqsi aaminsan midnimada somaliweyn

  5. waxa hortagan konfurta somaliya carqaladaha kuhareraysan & sida ay isu hastan konfuri oo ay isu xasidayan ayay calamki kahadhen wana nasibdaro markasta wanu uducauna walalaha yaga konfur alle haka dulqado dhibatada haysata

  6. Malab waa malax maalaayacnigu muudsad'ee, soomaal'e waligiiba naas sudhan'e
    Dowl waaba cidlo nabaad guurteyey'e, ad ba qiritaankeediy'e, kii tagaa hadh la'aan teeda waayeeyn'e
    Horbaad tidhiy'e dib iyo dacalba madhan'e, maguuraan awrtiisu weligii raran'e, madaaqaan gowsahiisu gaabt'e oo milan'e
    Madiriraan dhabar ku sidiba waran'e, ma dadbaad moodi dhimir dugaagl'e iyo dhawr u raran dhaankiiye,
    Dhoola tus baad moodi dowl ad maqneyd dhidiba dhigeediy'e, ku dhiiro oo isku dhereri dhisme aad maqneyd dhidid baxeediy'e
    Dharaar cad bey dhirbaax kaala daaliyo dushaa dumiy'e, dardaraneey orod oo lafahaaga dabiib u raadraadshooooooooooooooooo

  7. War sxb mar walba kula hadlaa
    Maclumaad yada u dhaaf channel kan
    Bishan hoos ba usi dhacaysa
    Hada views rabti malinti 2 maclumad o kala duwan so dhig iyado taxane ah
    Diyar ba u ahay ina kula shaqeyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *