DEG DEG Turkiga Iyo Ruushka Oo Siwada Jir Ah Somalia Ciidankeeda Badda Udhisay, Ciidankii Cirka Oo L

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

27 thoughts on “DEG DEG Turkiga Iyo Ruushka Oo Siwada Jir Ah Somalia Ciidankeeda Badda Udhisay, Ciidankii Cirka Oo L

  1. Masha allah walhi dhiigeyga ayaad kicisan wll ku dadaal sidii aad afka kala dagaali laheyd inaad ka qeyb aaadan laheyd dib u heshiis somali weyn anaga nagu haley inaan share iyo subscribe iyo in alaa la intii faa fin ah mahadsanid keep going

  2. Kuligood xaaraan iyo xoolo dadweyne ayay qabaan,
    Haday dawlad adag timaadane in hantidii dadweynaha laga soo celiyo ayay nabada u diidan yihiin,
    Cadawgoodana ciida iyo biyaha bada ayay isku xumeeyaan oo xoolaheena amba hantida wadanka looga waataa,

    Aqoona malaha oo waa wada jaahiliin taasaana ugu wacan in ay dadkooda Soomaaliyeed ku kaalsoonaan qaayaan ee alloow xaqa tus oo quwadaada soomaali ku midee, nabadane allow qotomi.

  3. Salam aleikoum
    Allah est garand est incroyable,pourquoi les somalien ils ne veulent pas uni parcontre ,ils aide l'enmie. Et leurs alliés tribue et tribal.c'est démange ☝☝☝☝☝☝☝☝☝

  4. Masha Allah Viva Turkey Viva Russia Viva Somalia Viva Nabad iyo guul iyo gobanimo Somalia Soomaali baleh Kenya and ethiopia down 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪🦁🦁🦁😻🌹❤❤✊✊✊

  5. Dadka somaliyeed ma waxay kari waayen inay dalka oo dhan dibad baxyo nabaded oo lagaga soo horjeedo hogamiye yaasha maamul qabiiled yada ee kala qaybiyey awoodii umada somaliyeed ee hadana cadowga u adeegaya aan ixtiramayn madax bananidii iyo wada jirkii dalka

  6. Dadka somaliyeed ma waxay kari waayen inay dalka oo dhan dibad baxyo nabaded oo lagaga soo horjeedo hogamiye yaasha maamul qabiiled yada ee kala qaybiyey awoodii umada somaliyeed ee hadana cadowga u adeegaya aan ixtiramayn madax bananidii iyo wada jirkii dalka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *