DEG DEG MD Farmajo Oo Wadanka Hogaaminaya 7 Sano Kale, Imaaraadka Oo Kawal Walsan & Mareekanka Oo



Item Title: News
Item URL:
Item ID: V2UJTZQ
Author Username: MusicalSmile
Licensee: Abdiriak Abdullahi
Registered Project Name: WADANKA TV
License Date: November 4th, 2019
Item License Code: J8RF4K2NQV

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

34 thoughts on “DEG DEG MD Farmajo Oo Wadanka Hogaaminaya 7 Sano Kale, Imaaraadka Oo Kawal Walsan & Mareekanka Oo

  1. Qofkii doonaya inuu documents samaysto waa sharci inuu maro rariiqo sax ah waraaqaha aad leedahay c I d baa dadka ku dhibta waa danbi inaad soo qaado mida kale cinwaanka warka waxaad ka dhigtay farmaajo ayaa 7 sano sii xukumaya dalka waxaadna war nooga dhigaysaa wax umadoo dhan ogtahay imaraad iyo sheekooyin iska faalo ah

  2. IMAARAADKU SOOMAALIYA SIDAY UGU LISTAY UGUMA HANBAYN.
    ABAALKIINA XUMAAN IYO DIBIN_DAABYAY UGU BEDESHEY.
    1972DII WASAARADAHA IMAARAADKA WAXAA DHISAY KHUBURADII SOMAALIYEED.
    WASAARAD WALBA RAG XUL AH BAA LAGA XULAY,SI AY WASAARADAHA KHALIIJKA USOO DHISAAN.
    RAGGII DHISAY BADHKOOD WAA XAADIR OO WAA NOOL YIHIIN.

  3. Dabadhilif down laaluush qaate down qaran dumis down imaaraatka down maamul goboleed down xaaraan quute down qabiil caabudo down xaasid oodhan down bukaan socod oodhan down dameeradii Africa down doofaaradii imaaraatka down jaanjuus down shisheeye kalkaaliye down uhuru kenyatta injirta kaguro down imaaraatkana qamiiska udhaqo down

  4. Ummada soomaaliyeed guul iyo gobanimo wadankeena allaha noo barakeeyo cadowgiisana allaha jabiyo yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi cisadii iyo sharaftii lagu yaqaaney yaa arxama raaximiin illaahow dhalinyarada soomaaliyeed kadhig kuwa difaacda diintooda dadkooda dalkooda iyo dowladooda yaa arxama raaximiin illaahow ciidankeena quwadooda kor uqaad cadowgoodana jabi yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi quwadii looga yaqaaney qaarada Africa yaa arxama raaximiin

  5. Masha alaah ilaahey. hanoorumeeyo. in Dawladeen. Maanta. aay siiwado u adeegida. Dalka. iyo. dadka. Ilaahey. ha Garab galo. Dawladeen. han. U fududeeyo. Xilka. Guuuuuuuuuuul. Nabada iyo Nolol. Siwada. hoowasha. Wadankeena. Inshallah aaaaaaaaamiin

  6. Asc waa masha ALLAH, waa wax fuvan in xaqiiqada laga hadlo. Dadka wixii dhibo waa iney ka hadlan si loo ogado Tugada laluushka Qaata.
    MDS/ F-Qadar & RWSS/Qeyr in badan nolada oo howshina hore u wada. ALLAH ha idin xafido melkasto Adunka ka joogtan amen🌹✋🏼

  7. 7 more years mudane madaxweyne Mohammed Abdullah M.F hanolato rabi hakuxafido Somalia hanolato guulaysta,guulaysta dawlada Nabad iyo nolow ilaahay haynihafido Cidamada Somaliayed hanolato 🇸🇴🇸🇴🤩🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴¹1🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🏞

  8. Tuugta Eebaanlawayasha ayaa Somalia ugu wacan in Somaliya horomargadhine ayaga oo dhaqale kaqadanaya sidee ay wadankoda u curyaminlahayen rabi hanaga qabto Eebaanlawayash tuugta Somalia hanolato madaxweyne hanolato khayre hanolato

  9. Imarates iyo kenya marnaba raali kama aha dawlad somaliyeed oo lugaha isku taagta.imarates waxay ilashanayaan dakadahooda .waxan ku talin lahaa imarates yaanu cagaha soo galin somalia safaaradiisana ha la xidho

  10. Insha Allah Nabad iyo Nolal ayaa hogaamineeyso wadanka ilaa somaalia eey la tartanto doowladaha dunida. Viv Mw Farmaajo iyo Rw kherye Alloow noo xafid Dowladeena.Nabad iyo Nolal ❤🇸🇴

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *