DEG DEG MD Farmajo Oo Mudo Xileedkiisa Lookordhiyay, Baarlamaanka Oo 7 Sano Ugu Daray Mudo Xileedkii

Item Title: News
Item URL:
Item ID: V2UJTZQ
Author Username: MusicalSmile
Licensee: Abdiriak Abdullahi
Registered Project Name: WADANKA TV
License Date: November 4th, 2019
Item License Code: J8RF4K2NQV
Nguồn: https://palmoilmarket.com/
Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/
Guuuul ifkii midenta 5somali ifkiisa muuqda
Sax sax sax
Waku raac sanahay in loogu daro 7 sano
Dabadhilifyada imaaradka & Kenya ee Caloshoda u shaqeystayaalka ah Dhaceen Inshaa allah.
Allah ha barakeeyo NABAD IYO NOLOL
Aamiin yaa allah
Guul.nabad.nolol.wadanolasho.iscafis.horumar.somalia.ha.nolato.cadawga.shisheye.iyo.kuwa.qabiilka.wada.yaan.la.dhegeysan
BEENLOOW ILAAHEEY NAGUMASOO CELIYO IYAASADA NABAD IYO NOLOL OO KALE,,, INTA KUDHIMATAY INTAY TALADA HAYEEN WAA KUMANAAN ILAAHAW ,,,,MID KAKHEER BADAN
Yaa allaha soomaaliyo at isfahanto meelkasta eeyjoogan nawad iyo qeer insha allaah
wan jecelnahay inay solabtan farmaajo iyo kheyre labadaba insha allah way solabanayan
He deserves to be a president for 20yrs
Dawladka samaliya guulwarta inshallah
ALLE AYA MAHD OO DHAN U SUGNAATY mash allaha alle aya mahd iska nasiiyey dowlad had hadan nahay ummad somaliyeed wan daalan nahay MARKA waa inaan helnaaa meel.aan ku nasno
MEESHAN waa dowladena hada jirta alle ha noo daayo amiin cadowgeedan ha hano somaliya
I LOVE MY DALKYGA IYO DIINTYDA SIDO KALE DADKYGA WAN.KU FANAAA INAAN AHAY INAAAN SOMALIYEEED
Maybe suqa u galinaysa
Nabad iyo Nolol waa in loogu daro 3 sanno
Dadka ku hadaaqay ama rajeynaayo ama filaaya inuu faramajo soo noqodo ha sugin ee samir? Yuudaan dadka dhiigooda caba hilibkooda cuna ma Soo noqonaayo ee ogoow?
Dalku waa fedaraal ? Federaalku micnahiisu waa aan wax isku darsano ? Maxaad heysataa oo muqdisho ku darsankartaa Ma canshuur ayaad gobolkaada ka keentay? Waa maya madaxweyne aan gobolka uu ka soo jeedo aan canshuur ka Soo qaadikarin no moor mar danbe inuu madaxweyne noqdaa? Waxaan kugu xukumidonaa canshuurtayda adiguna waxaad ahaan doontaa hoos jooge ii shaqeeyo,,?? Gobolkaada iyo dakadaada waxaa u saxiixday imaaraadka carabta? Waxaa ku qasbantahay? In aad muqdisho ka Amar qaadato ,? Ogoow dalku waa fedaraal? Waxaad igula shirkowdid ma heysatid? ?? Waxaa tahay qaxooti gacan maran? Codkaaga anaa iskaleh? Gacantaada ayaad qaxooti isaga dhigtay? Dekadaadii iyo gabolkaadii,,? Waxaa ku wareejisay itobian iyo imaaraadka carabta? Ogoow dalku waa fedaraal???
Mashaa allaah guull inya lloo korodhiyo waayo masiirika dadllaka masiirika soomaaliya kujira llakiin jaajusintu ma rabaan llakiin shacabka kabadan ninman danhooda gaaraka raadinay wadanka ma metellaan ee waa in lloo korodhiyo mudad masuullinta hada joogota 😍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashaa allaah cadaallada baya garanaysaa
War satuurkamaqäbo
Xamar hadii laga baxo tuugo ayaa joogto muwaadanka kunool joowhar iyo amar inta udhaxeeyso sooxaquuq malahan wallaahi dadka masaakiimanka ah xaq daro ayaa lagudhameeyaa markasta aniga waan taageerayaa doowlada waxaana jaclaanlahaa qufkastoo soomaali ah in aay aqalkiisa ugu tagto doowlada
Waakalaam faadi caliyaala iyo xaawataako oo udhaw muqdisho ayaa tuugo dadka nafta ugu keeneen doolada maxeey qabatay soomaliya maxamar kaliya baa
guul guul guuul 20 sano
Kheyre shaqo fiican buu qabtay maandaaba uu qabqablayasshii yasay hala soo celiyaan & saaxiubkiis
Maansha allaah maansha allaah guiuuuul somalia
Nabad iyo Nolol 30 years halogu daro Viva Farmaajo Viva kheyre guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🦁🦁😍😍♥️💘🙏✊✊✊✊✊✊✊👍👍👍👍
ninkan wa wadani wa Marki ugu horeysey degeysto qof dacaada dhaman dadka YouTube Warka ka sheega wa wada muracaad wa u naxa dad wadankoga neceb u haya walaalo noso badi Warka cafimaad qaba
Wllahi anigu waan ugu darilahaa sababtoo ah waxaa ii muuqda dawladnimo marka haloogu daro
In madax wayne farmajo loo kordhiyo waaa so dhawayn aad iyo aad
Salam aleikoum
C'est incroyable le pays de Somalie c'est le seul pays du monde toute qu' ils ses servir, partout la mer, la terre le ciel.
Mais où sont les somalien le poupule? Autrement ils font que problème de tribalisme et la tribal c'est Fou on n'ait jamais vu ça, le pays est attaquée partout toute.
Pourquoi toujours les politicien veulent aller chez les autres, quelles intelligence! C'est démange….
👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀😲😲😲😲🤒😲🤒😲😲😲🤒😲🤒
WADDANKA horta d da labalaab magacaaga oo dheh (waddanka) beenta aad ciwaankaaga ku qoraysana iska daa oo ah Formaajaa xilkii loo kordhiyay oo dheh inaa xilka loo kordhiyaa laddoonayaa.
Allow soomaliya toosi guuul soomaliya🇸🇴
Dawlada hada jirta wa tsgersanahay in lo kordhiyo xiligodo Viva farmajo guuul cadawgada iyo waxi mucarad kugu ahbo alaha jabiyo
Aad ban u tageersanahay in madaxwaynaheena xilka loo kordhiyo runtii 30 sano u danbeyy waa madaxda kaliya ee garatay in uunan san dalka u baahnayn dhib oo uu u baahan yahay hawl io wax qabad
Madaxwaynaha io raisil wasaarahaba aad ban u taageersanahay
Waxaan qabaa ilaa uu dalka ka hano qaadayo oo uu gaaro heer sare in aan doorasho la qaban waayo waxay noo qabteen ayaa aad noo anfacay madaxdeena guul io gobanimo
Ayaanle geedi afrax sxb wad ku mahadsan tahay wararka xiisaha leh ad noso gudbisay
Mana noqon dawadaha kobad lkn waxaan ahay muwadin somali jecel
War heedhe mariyoonaysaa haduusan mutaysan il laxiro farmaajo muddo loogu dari maayo farmaajo abiya axmad ayuu shaqaale u noqday marka sirta waddanka laguma aaminikaro
Masha allahe farmaajo guul nabad nolol soomaali hanolato madaxwane farmaajo guul
Kuwa naftooda keliya u hadlo in la dhageysto ma ahan ee horey ha loo socdo waa sax in la kordhiyo mudo xileedka war farxad leh guul
Gul iyo ģowanimo somaliya haloogo daro mudane maxamed clahi farmajo siloo heĺo dowlad sax ah
Farmaajo guuuuul
Mashaa Allah, waa wax wanaagsan qayre iyo farmaajo iyo madaxda oodhan Allaha xifdiyo
Turkida shaki Kama qabno walaaltinimo ayey noo muujiyeen xilli anaga qilaafaad aan iskala soo horjeedno xilli aduunyada Naga samirtay xilli carabtii na nacday dalalkoodii Naga soo tarxiilayeen hadaba anigu waxaan qabaa heshiisyo difaac oo waawayn inaan la galno turkiga si badeena la boobayo noola difaacaan lacagtooda lagu daro lacagta aan isticmaalno bankiga dhexe ee soomaalida laga isticmaalo
Nabad iyo nolol for ever wey noo jogeysaa inta ay wanaaga sameynayaan ciidanka xoogana ay dhisayaan
8sano Ayaan ku talin lahaa
Wadanka tv mahadsanid
Asc mashalaah tabaarakalaah ilaahayaw noosooceli markale aamiin
Guul soo labashada Farmaajo iyo Kheyre .
Su’aal?sawirkan xidigta iyo geedkan (Christmas tree) goormey noqotay Soomaaliya? Ufiirsada do
Farmajo hadi lo kordhiyay mudada umadaxweynaha ahanyo waa alah mahadi maxayelay waa nin wadanka danahisa iyo horumarkisa ad uga fakaraya maha mid ka faideysanayo madaxweynenimadisa kama sameysan dhaqalo ee wuxu u helanyahay danta soomaliyaiyo sidi lo hormarin laha wax lagu farxo weye i soomaliyey ogada danta dalka iyo dadka cida ka fakarta aya ino dana anigu farmajo wax ima aha ee waxqabadkisa na a na anfaca wabilahi towfiq
Madaxwayne laysku aamini karo 30 sano kadib ba helnay
30 kale haloogu daro aan barwaaqo gaarne
Somali is back
Wan ku bogadi neena barlamanka mudo kordhinta dawlada iyo barlamanka hora loo soconaya
Farmaajo wuxuu ku mashquulsy sanadihii laga doonayey in uu wadanka ku federaal laakiinse uu bilaabay kala ququbida dowlad goboleedyada wadanka ka jira cuna qabateeyna ku soo rogay sida Al-shabaab u shaqeeyso.
Anaa 100 ah .farxad hadi loogu daro famaajo xisbiyada tuugta idinma anfacayaan