DEG DEG MD Farmajo Oo Durba Saxiixay In Laqodo Ceelka Ugu Wayn Ee Shidaalka Somalia & Carabta Oo Wad



Item Title: News
Item URL:
Item ID: V2UJTZQ
Author Username: MusicalSmile
Licensee: Abdiriak Abdullahi
Registered Project Name: WADANKA TV
License Date: November 4th, 2019
Item License Code: J8RF4K2NQV

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

44 thoughts on “DEG DEG MD Farmajo Oo Durba Saxiixay In Laqodo Ceelka Ugu Wayn Ee Shidaalka Somalia & Carabta Oo Wad

  1. Channelkan wax lagu xirnaado waa istaahilaa runtii. Mudo dheer baan ku xirnaa mar walba wuxuu qariyaa xumaanta dalkeena iyo dadkeena, wuxuuse mar walba soo bandhigaa wixii wanaag iyo horumar ah ee Qaranka. Wuxuu si cad dagaal ula galau cadow badan oo soomaaliyeed. Waan idinku dhiiri gelinayaa sii wada shaqadan rag lagu daydo baa tihiin. Waxa wadankeena sumcada iyo magaca ka dila waa dad wixii wanaagsanaa laga qariyey oo wixii image fool xun ah uun social media ha geliya. Hambalyo saaxiibayaal

  2. Somalida.qaadka.cunta.ha.loo.shego.in.laga.qado.kansar.kuwa.ka.beec.mushtarana.ha.furaan.hotelo.dalxiiska.oo.shacabka.shaqo.siiya.nimanka.qaadka.cunana.waxa.ka.dhamada.nin.nimada..

  3. Imiratiga.qadar.keya.wexey.xayesi.ka.sameyaan.rer.yurub.wexey.yirahdan.dalxiis.nogu.imada.carwoyinki.somaliya.u.sameyn.jirtey.rer.yurub.ayey.sameystaan.anagana.wexey.no.kenen.qabiil.al.shabaab.baahi.agoon.marka.somaliyey.hurdada.ka.kaca.wadankeena.nabada.shacabka.ha.loo.istago.horumarka

  4. Asc maansha alah wiilal wadaniyaala tehiin ku dadaala dalka siduu u dhismihi laha nimanka calalada kuxirtay guryahooda wadanka sida lagu xoreeylahaay ku dadala oo hal wadan u lahaalheen mahadsanadiinn

  5. Imaraadka allaha ka rabto umada musilimka oo alle ka dhig meel balaba ah ono lagu noolankarin oo fidno alle ha u keeno waa fogaadeene oo ay ku kebreen nimcada eebe oo u siyey bey ku bixiyen in ay dalalka aduunka ku baabiyaan ee alle ha kaqabto aduunka imaaradka

  6. …….. hayeeshee guluub lagu hantaa qaabka kumataale…….
    Horta bal qabsoo ogow Batroolku sxb kuma jiro Somalia lkn wuxuu ku jiraa Somaliland ee waalida iska daaya!
    Alxamdulilaahi Rabil caalamiin Rabiyow adaa wayn oo Qaadiree Somaliland iyo Dadkeeda wanaagsan ee waxgaradka ah dhawr oo badbaadi cadawgoodana danbas dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin Yaa Rabi WSCW

  7. Bagah mahadsani farmaajo guuleyso waan Ku farxay saxiixa farmasjo qoditaanka ceelka shidaalka waayo carabi nooma rabto horumar iyo kuwa kalaba sax soomaali iyada cadow isku ah war ilahay ka cabsada ha is jaajusina ee is raaca somaliya hal ha noqoto

  8. I’m coming home!!!!!!!!!! Xaafada kasa babalaaro 🇸🇴 even tho we heard someone built dabaq on our back yard!!😂😂😂😂, we coming!!! Moqdisho my heart! Viva 🇸🇴, this is the beginning of United 5ta 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *