DEG DEG Kenya Oo Isdiyaarisay, Somalia Oo Loobaaqay & Carabta Oo Bayaan Kasooosaartay

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

24 thoughts on “DEG DEG Kenya Oo Isdiyaarisay, Somalia Oo Loobaaqay & Carabta Oo Bayaan Kasooosaartay

  1. Soomalidu maaha wadaniyiin inta siyaasiyiintu waxayna dhinaca sarsyan sabtoo ah badankodu lacag bay kaga qaatan in ay gan kasiiyan qadiyada bada waelba oo awelba ay ka gateen hada waaxaa uu ka sheegay waraysi uu london ku bixiyay laba habeen ka hor in sheekh sheekh sharif amarna igu siiyay anoo kenya jooga kaasaa hadana raba in uu dadka iyo dadkaba gado hadana madaxdi maanta oo dadaalayo oo aan ceebta isga dusha ka saaran aysan madaxdeena aan la qabin waxuu la qarqaraayo

  2. Somali waxay ku hishiin waayeen wadankooda marka xataa bedkii ilaaheey ayeey ku hishiinwayeen qabiil qabiil waana qabiilka majeer teen habargidir iyo isaaq waa sedaxda qabiil oo na dhibay ilaaheey hanaga qabto amiin

  3. Waxa aan kula talinayaa somalida mucaaradka raga iyo cumar waa nasiibdaro in aad ka hilso dadkaga iyo dadkaga oo aad u dhabar Janis dal shisheye oo ayka mid tahay kenya oo donaysa in ay xoog ku qaadato dhulka somaliyed ee shidaalka iyo macadantu ka buxo oo ay kutagerayaan raga somaliyed ayna u badan yihiin raga ka mida dawolad oo mucaaradka waxa aad tihiin somali waana ka exateen dhulkiini hooyo wax aad siiseen kenya kanya haddii ragii lahaa garb ku siyey in ay dhacado maxaa ka reebaya.waa tataa tan nahaysata somaaliyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *