DEG DEG Kenya & Imaaraadka Oo Sirtii Ugu Wayneed Kafashilantay, MD Farmajo Oo Sooceliyay Sharaftii S

Item Title: News
Item URL:
Item ID: V2UJTZQ
Author Username: MusicalSmile
Licensee: Abdiriak Abdullahi
Registered Project Name: WADANKA TV
License Date: November 4th, 2019
Item License Code: J8RF4K2NQV
Nguồn: https://palmoilmarket.com/
Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/
May Allah protect Somalia and stop evil leaders destroying our country inshallah
Kenya waxa ku filan Alshabaab imaaradkna iyo Sacuudi arabi Xamar ku filan cadawga kala galmudug guul Soomaaliya
Quraan
Waxaa haboon in baarlamaanku ku dhawaaqo cadowga soomaalida sida Ethiopia, Kenia, Carabta iyo Cafarta sidaa ookale waxaa haboon ina il garaa'ha lagu fiiriyo danta wadamada reer galbeedku naga leeyihiin…..isku soo wadaduboo soomaali shaqo badaaaaan ayaa hortaala ….
Soomaaliya dadkeeda qaar kamida dhagarata u malleega shisheeyahan u shaqeryo
Kiinaga Hara wuu Haraa. N&NGuul
MW farmaajo yaan lagaharin guul somalia waaye
Asc sxb Hakaharin MW farmajo Guusha ALLAH siiyey Mama Khadijo&Rw Qeyre Hadaayaan siriqda ee Hataaceen mw farmajo wuu Haraa kii kahara mw farm guushiisa
budlaan waa cadawga umad somaliyed siyaasiinta waxan xukuma danay waa cadaw nacasa oo khayaaloola
Dhegeyste wuxuu ku jawaabay inan dalku u baahnaye mucarad iyo doorasho uma baahna dalka iyo dadka dowlada jirto hala siiyo waqti ay ku gaarto guul tan kasii farmajo iyo qayre Ilahow noo door marlabaad gulwarta sii Amiiin yaarabi raxman raxiin amiin
Illahoow Madaxda Maanta Talada haysa noo soo Celi 2021 Cadawga Sokeeye iyo Shisheeyaba dhagar ta at Maleegayan iyaga ku celi NABAD IYO NOLOL WAA RAJADA DALKAYGA
Anigoo reer mugdisho waxaa figradeyda kudarsanayaa lawadaan farmaajo iyo qeyre intobansano lagudaro ayaga ayaa wadanka sharaftiisa isoo celinkarto wllhi hadiikale dadaalkiidhan afartaan sano eykusoo celiyeen ayaa qadka kabaxeysaa wllhi imaaraat iyo Kenya farmaajo iyo qeyro ayaa meelsarakaraan wixiikale waxey kawadaan masuq maasuq iyo dawadhilif waxaa ka aqlibadinaayo emaraatka oo naaga camal labiska dhuka jiidaayo haiska badallaan labiska raganimada cml kuso jidanayo hagashtaan 🖕🖕🖕h🍼🍼🍼 nawad iyo nollaal guuuuul
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Buur ahaw ama Buur ku tiirsanow dawlada Turkiga waqtigan aad baynu ugu baahanahay iyana way ina tuseen inay inoo damqanayaan marka yaynaan jaaniskaa lumin hadaytaha ciidamada gaas qodida xoolaha ama dalaga beeraha ee la dhoofinayo maal gashoga intaba
EAU iyo Kenya waxoodu waa dhagar aan iska fogayno
Ragan hada wadanka hogaaminaya meel fiican bay wax ku wadaan hadii lala sheqeeyo Allaah na suura geliyo marka aan dib u doorano dhibkana ka deyno oo la shaqayno wadanka iyaga keliyi ma wadi karaane aan la shaqayno
Nabad iyo Nolol guul! Xasan Gabre iyo Shariif rooseeto iyo wixii lamid ahba hanadaayaan.
Subxaana allaah. waxaan layaabey mujrimkaan. Khabiithka ah dhagar qabaha ah o.o yamen caruurteedi soo gubey shar kama nasto miyaa baraka beele well come to habaar. walee waxbadan .waa lugu. habaari
Guul dowladeena soomaaliyeey si aan cadowgeena ooga guuleysano aan garab istaagno dowladeena qabiilka iyo qabyaaladana aan ka fogaano somaliya ha midowdo
Farxad ayn la oyaa maraka qaar sabatoo ah sida dalkaygu uu oga adkaaday cadowgiisa (good jop n.n)iyo horumarka uu ku talabsaday ….waxan ka codsanayaa Somali in 10 sano loogu daro wayo waan hubnaa waxqabadkooda markaa group cusub laguma amino karo dalka n cadowgiisu badan yhy
H Awal IYO H Love Kudarso Mj Qurmis IYO M Saleebaan Waa Eeyaha Emirates IYO Ithiopia Injirley Ilahow Sharkooda Adaankaa Magangalney
H Awal IYO H Love Kudarso Mj Qurmis IYO M Saleebaan Waa Eeyaha Emirates IYO Ithiopia Injirley Ilahow Sharkooda Adaankaa Magangalney
UAE Ambassador Al Hamele is an IRANIAN origin from Sharaja govt
Now stationed in Kenya capital to finance Al Shabab terrorist with the support of Kenyan Govt
Kenyan GOVT r following the same political road map strategy of ex Ethiopian military govt
But Somalia Govt of Somalia views in a wide open eye to the UAE and kenyan GOVT dirty ass political plan to harm somalia peaceful strategy
Mashaallaah mashaallaah wandk alah kuxifidiyo aamiinaamiin
Somaliya hormar iyo wadajir
Mashallah cariif Allah runta ayuu kugu manaystay shaqaynwayday wanaagsana ahead waddanaka u haysaa e guul.
Masha Allah
Soomaliyeey guuul guuul❤❤👌👍
Laban nin ilaah baa inoo soo diray,si ay soomaaliya uga baxda dhibka iyo balan balka ay ku jirto cidina waxba ka qaadimayso,haddii ay yihiin qaran dumis iyo dhagar qabayaasha sucuudiga,imaaraadka iyo kiiniya.
GUUL SOMAALI
VIVA NABAD IYO NOLOL
Anigoo ka mida dhalin yarada magalada hargeysa ku nool .waxaan odhan lahaa somalaay caqligu haydin shaqeeyo .maanta maalin aynu ka rejo fiicanhy ma jirto.hadaba si aynu dawladnimo taama u helno ha loo kordhiyo labada masuul ee hada dalka hogaaminaya waa farmaajo iyo kheyre