DEG DEG ImaaraadkaOo llmada Ceshan Weesay Marki Maqashay SomaIia ShidaaIka SooSaaranees & DF Oo



Item Title: News
Item URL:
Item ID: V2UJTZQ
Author Username: MusicalSmile
Licensee: Abdiriak Abdullahi
Registered Project Name: WADANKA TV
License Date: November 4th, 2019
Item License Code: J8RF4K2NQV

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

47 thoughts on “DEG DEG ImaaraadkaOo llmada Ceshan Weesay Marki Maqashay SomaIia ShidaaIka SooSaaranees & DF Oo

  1. Midnimo = intaydana anhaysto intiinana noogu soo dara siday caadadu ahaydna sidaan nu doono anu idinkayeelo! Maya Maya Maya taasi markale dhicimayso ee intiinu ha'idinku filaato haddaad caqli leedihiin
    Alxamdulilaahi Rabil caalamiin Rabiyow adaa wayn oo Qaadiree Somaliland iyo Dadkeeda wanaagsan ee waxgaradka ah dhawr oo badbaadi cadawgoodana danbas dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin Yaa Rabi WSCW

  2. Somalia kuma jiro Shiidaal ee lkn wuxuu ku jiraa uu waliba ka buuxaa Gas iyo Petrolba Bad iyo Bariba Somaliland! Alxamdulilaahi Rabil caalamiin Rabiyow adaa wayn oo Qaadiree Somaliland iyo Dadkeeda wanaagsan ee waxgaradka ah dhawr oo badbaadi cadawgoodana danbas dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin Yaa Rabi WSCW

  3. beshacaalamka iyobeelcaalam kuwo fara kutiris ah maahee intoodabadan Somaali marabaane maalkey kufadhido ayeeyrabaan. Alxamdullillaahi Dowlad aan madaxa forarsan ayaa inojoogta ahna mutacalimiin qibradbadan uleh damaca shisheeyaha iskusheega B/caalamka🇸🇴☝️💙

  4. Waxa ay noola dagaalamayso so ma aha inay ka xun tahayna somali oo hesha xasilooni nolol iyo horumar siiba inaan shidaalkena iyo dekedaheena!! Sidaa darreed ayay u isticmaalayan qashinka xun xun ee laalush yar loo siiyo!! Emerate iyo sacuudiga Waa cadowga ummadena somaliyeed iyo Muslimka kale ee dunida!! Dhagar qabayaasha xun ee emerate Waa cadowga ummadena somaliyeed!! Waxase kasii
    Cadowga qashinka siyaasiyiin ku sheegyada ah!!

  5. Dhagartooda insha allaah Iyagaa ku qasaari doona inbadan oo dhagar iyokhaayno ay nala rabeen
    way ku khasaareen xuutiyiinta ha iska sooceliyaan inkaarta ay ka soo urursadeen masaakiinti yamen
    Ku xasuuqeen ayaa sugeysa siyaasiyiinta. kuwo danta dadkooda iyo dalkooda. garta oo aan lagu shaqeysan allaha ka dhigo

  6. wadanka TV waa in aad wararka badisan si aad dadka waqtiga aha ay idin dhegeystan. TV adunka qabsaday waa qon aad ka shakiyeyso somalia nimadoda iyo run in ay sheegan…. illahy ha hadeyo…

  7. somalia way socota ninki lug jidaya iyo kii qodax u dadinayow, dabadhilifka shisheeyu kushubto lacagtow mar waad shalayi donta Adunka ama Akhira. Kuweyd way na taqan Somalia yaya tahay iyo maxay guda ama gasha, Sh.Alsabaax waa oday so joogey waayo maha caruurtan kale khalijka mamulaysa…Guuuuuul Soomaaaaaaaaaalia…

  8. Anigu Waxaan aaminsanahay in Dowladda Soomaaliya iyo ummadda Soomaaliyeed inta uu ku dembeeyo Damiir Soomaalinimo, in
    Emirates meel fog laga tuuro, waan ogahay kuwo Soomaali ah iney isticmaalaan Emirates iyo dowlado kale, kuwaas oo doonaya ineysan marnaba Jabkii iyo Qaran Jabkii ku dhacay ummadda Soomaaliyeed iyo Dowladnimadooda 26/01/1991.
    Dadka Soomaaliyeed waxaa loo baahan yahay iney ogadaan Cadowgooda Kuwa yihiin iyo sababta ay Cadow ugu yihiin dadka Soomaaliyeed iyo Dowladnimadooda.
    Waxaa la rabaa iney Dadka Soomaaliyeed fahmaan amaba isweydiiyaan waa maxay Sababta ay Emirates uga soo horjeedaan dowladnimada ummadda Soomaaliyeed iyo Sababaha ay Dejadaha Soomaaliya u boobeyso! Islamarkaana iney Dowladda Soomaaliya jiriteenkeeda waxba ka soo qaadin, iyadoo u arkeysa iney Soomaaliya tahay dal aan laheyn dad difaaca, taas bedelkaada u arka iney inyar oo Damiir laawayaal danahooda gaarka ah
    Iyadoo Emirates u arkeen iney xoogaa lacag ah siisan karaan kuwo horbooda dadka Soomaaliyeed qaab Qabyaaladeysan, waxa ay doonaanna ka sameysan karaan.
    Markii ay timid Dowladda Soomaaliya uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Emirates waxaay madax Xanuun ba'an ka qaadeen Isbedelka Siyaasadeed ka dhacay Soomaaliya iyagoo og kala duwanaanshaha Madaxda Cusub iyo kuwii ka horeeyey.
    Sidaa Awgeed waxaay dagaal Qaawan ku soo qaadeen Dhulka Soomaaliya iyagoo ku Xad Gudbey Madaxbanaanida Soomaaliya, iyagoo ka soo qaaday in Soomaaliya tahay meel aysan dowlad ka jirin.
    Hadda waxaay Aaminsan yihiin in Dowladda Soomaaliya Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uusan u diyaarsabeyn inuu Karamaada iyo Sharafta ummadda Soomaaliyeed Iibsaneyn, islamarkaana yahah Waddani ay ka go'an tahay Difaaca Dadkiisa iyo Dalkiisa.
    Emirates weli faraha ayuu kula jiraa Soomaaliya wuxuuna qabsaday Dejadaha BERBERA IYO BOOSAASO, wuxuuna Degaabadaas ka gurtaa Kheyraadka Debeeciga ah.
    Ujeedada ugu weyn Emirates uu ka leeyahay Soomaaliya waa sidii uu u horistaagi lahaa ineysan Dekadaha Soomaaliya wax horumar ah sameyn waayo waxaa ilaashanayaa Dekadahiisa si aysan saameyn ugu yeelan DEKADAHIISA siiba dhibaca Suuqa, sidoo kale ineysan Soomaaliya soo saaran Kheyraadka Debeeciga ah Ilaaheey ugu deeqay.
    Waa in dadka Soomaaliyeed indhaha kala furaan.
    Hadda tusaale
    Dekadaha BERBERA iyo BOOSAASO, wuxuu ku iibsaday 30 Sano QANDARAAS Ah, taas oo ah, Dhaxal Wareejin.

  9. Emarate is 1st enemy to somali nation so we have to take action against .. in a past year ago emarate was a poorest country in Arabian peninsula during that time Somali people were gave a charity to emarate starvation that time but unfortunate now somali people torn a long civil war & hate each other & some Somali political theyre working with emarate & they planning how to ruin the government & never end a conflicting between somali nation so we need to wake up & fight against any enemies to somali nation

  10. Asc waxaan salaamayaa dgamaan Wadanka TV waxaan Rabaa inan idiinsheego qoraalkaan English ka ah oolaguturjumaayo wararka ma ahan mid aad sax u ah marka dib u eega please. Thank's

  11. Somalia.waa.in.ey.furta.dalxiiska.kow.nabada.laga.taliyo.intaas.ayey.lacag.uga.dhergi.lahayen.dalxiiska.ada.kenya.iyo.dubey.somalia.ayey.so.adayan.ambashatorada.adunka.ayaa.imanaya.carwoyin.la.furo.ospedalo.skulo.jamacado.

  12. Imiratiga.iyo.al.shabaab.waa.in.dhagax.looga.saaro.somalia.diyaradaha.iyo.marakiibta.timadana.la.baro.wuxu.kena.hubka.al.shabaab.waa.in.maxkamada.adunka.la.saro.oo.ey.ka.jawaban.in.alla.iyo.intii.dhimatey.oo.somalia.kuwa.al.shababku.layey.iyo.kuwa.cilmi.la.anta.oo.qabiilka.leysugu.direy.waxa.ka.danbeya.imirati.iyo.odayasha.tugada

  13. Imiraat.waa.kufar.waa.cadawga.somaliya.ma.rabo.barwaqada.u.ku.jiro.somalia.iney.gasho.al.shabaab.asaga.ayaa.ku.aburey.somalia.oo.hubka.siiya.wadankena.wuxu.ka.qataa.maleyga.asaga.iyo.shiinaha.qashinka.kansarka.laga.qaadana.wey.ku.dugan.badena.

  14. Tuugtah rufiyanina xaranquuta ayaa horjoga inay Somalia horowsocoto EEBAANLAWE Beladamirlawayasha dadkood sisanaya lacag rabi baan kuxawilnay ilaahay eedankee lacag
    Taasi sunhakunoqoto Somalia will succeed Somalia now knows her enemies and people who doesn't want Somalia success Somalia hanolato madaxweyne hanolato FIGHT FIGHT anybody who against our country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  15. Imaaraadka cadaw ti nimadiisa oo Somali u qabo wax kama qaadeyso, waana la ogaadey balse UAE cadaw nimadiisa waa mid gaamurtey, balae Xaasid ma liibaano
    ( الحسد يا كل الحسنات كما يا كل النار الحطب )

  16. Siyaasiyiin caloosha ushaqeystaal dani saeed. Puntilaand .muuse saamiriga .waqooyi galbeed. Xasan shiikh plus shariif sh.Axmed iyo xildhibaano kuwaaas ka fekerah. Iyo dalal ingiriisku ugu horeey iyo mareykankoo wajiyo badan iyo sacuudiguba oo inta badan lugooyinka dawladda iyo shacabkeena utaagan saysan shacabka iyo dalkuba Aaney horumar. ugaarin. Yey ku shaqeeyaan dawladahaasi iyo Imaaraadka shaydaanul carabka Amiirkooda ibnu Zaahidka Xamer jooji jirey isagoo caasi waalideyn ahaa. Muqdishana Alle unaxariisihii madexweyne maxamed siyaad barre. Collageeka Afgooye . Qasar ka siiyey magaallada afgooye isagoo Tuugsi kula noolaa Maslax maxamed siyaad barree kiibaaba dalka soomaaliya Damcey inuu Adoonsado Rabo sow Ayaandarro maahin kaaso kale inuu damcoo dalka soomaaliya iyi dadkiisaba. Ninkii shaley la Ogaa suu Ahaa yaa soomaaliya inuu xoog ku qabsado. Waase isaga kasii daran kuwa siyaasiyiinta Sheegte ahoo. Kaas okake intsy laaluush kasoo qaateyn in dalka uu xoog ku qabsadoo dalka iyo dadka soomaaliyed iney ugacan galuyaan raba iyagoo cad balaq ah loo tuuro si imaaraat u adoonsado rabo dalkeena. By som gurmad qaranimada dalkeena

  17. waxaad moodaa kuwa soo qoraya cinwaaanka maqaalka inay yihiiin ciyaaal suuq waar Isla yaaba oo cunwaaan sharaf leh u sameeya waan ognahah inay ka xunyihiin emaraadka horumarka somaliya lakin waxaa fiicnayd inaad tiraahdaan emeradka oo aan cilaaqad wanaagsan anaanay la lahayn somaliya kana xun horumarka somaliya waa maxay waa maxay emaraadka oo ka ilmanaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *