DEG DEG Dowlada Oo Sheegtay Go'aankii Lawada Sugaayay, Shacabka Oo Kufarxay & MD Farmajo Oo Billad



Item Title: News
Item URL:
Item ID: V2UJTZQ
Author Username: MusicalSmile
Licensee: Abdiriak Abdullahi
Registered Project Name: WADANKA TV
License Date: November 4th, 2019
Item License Code: J8RF4K2NQV

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

49 thoughts on “DEG DEG Dowlada Oo Sheegtay Go'aankii Lawada Sugaayay, Shacabka Oo Kufarxay & MD Farmajo Oo Billad

  1. If at all somalia stand on there feet Duba porti free zone will not oprate while Dubai ports will be closed in that respect Dubia need to dominated the somalia ports in order somali ports not to be a free zone while the entire world trade will tranfer there business to somalia free zone ports that is why UAE need to dominate our reach ports strategy
    Also Somaliland should cancel the ports agreement for there self interest our interest is above all Else
    Somalia should be united in self interest of there Nation
    In other view UAE was behand the 30 yrs of civil war in somalia they fully aware of peaceful manners and unity of Somalia
    Somalia should think twice
    Our interest is above all everything

  2. Ilaahay hanaga qabto. Gurubka jajab jeebka u gali dalkoda ha burburiyane. Wax walba waxaa kasii daran iney dad gurubkaas jajab jeebka u gali. Qabiil ku taageeraayaan. Walahi cajiiiiiiiiiiib

  3. Allahayo Shidaalkeenna Si nabad ah noogu soo saar
    oo cadowgaan Emarate naga qabo oo tuugadan calooshood u shaqeysta naga qabo oo dowlada ha deris ka naga qabo yaa Allaah
    yaa xayun yaa qayuum

  4. War keygu ha gaaro madaxweyna iyo reysalwasaaraha gudoomiyaaha barlamanka iyo aqalka saare anigu ku cadlaay afka shacabka soomaaliyed waxan soo jedinaay in dawlada i maraadka loo jaaro xiriir ka naga dhaxeeya waayo waa cadawga soomaaliyeed oo caqaabad aad u weeyn ku ah huru socodka iyo soo noqooshada dawladnimo ee soomaaliya, nimanka magaca nalaa wadaaga ee gacan saarka la leh emaradka waa la yaqaana oo waxa la oraan kaara hebeel iyo hebel waa in nimankas lagu guura biyomundo laguna xukuuma madaxa haku furto hadan saas la yeelin waale dhib koodu wuxu noqoonaya mid joogto ah waa billaahi toowfiiq

  5. Ummada soomaaliyeed guul iyo gobanimo wadankeena allaha noo barakeeyo cadowgiisana allaha jabiyo yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi cisadii iyo sharaftii lagu yaqaaney yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi quwadii looga yaqaaney qaarada Africa yaa arxama raaximiin illaahow dhalinyarada soomaaliyeed kadhig kuwa difaacda diintooda dadkooda dalkooda iyo dowladooda yaa arxama raaximiin

  6. Qalbiga ummada Soomaaliyeed oo dhibka ka soo kabanaya halkaan ayay ka helaan wariyaha ugu daacadsan oo usoo wariya xaqiiqda saxdaa dalka ka jirta horay u soco wllky ama wllaahayga channel kaan warka soo galiya alle haydin karaameeyo.

  7. Imaaraatka allaha kasoo baxsho cuqubada ay kagashey soomaaliya iyo Yemen waxey dhibaatada uugu heyso soomaaliya iyo Yemen waxey ogyahey hadey dhistaan dekedahooda inuu hoos udhacaayo ganacsiga kasocdo Dubai marka imaaraatka taas ayuu kadagaalamaa waxaan dhihi lahaa dhalinyarada soomaaliyeed fadhiga haka kacaan hana difaacdaan dalkooda xaq maaha iney ummada soomaaliyeed kunoolaadaan gaajo faqri iyo qaxootinimo carabtana intey casiir cabaayaan dalkoodana nabad iyo barwaaqo uyahey kana shaqeeyaan burburka ummada soomaaliyeed soomaaliyey hadaa caqli iyo damiir leeyihiin imaaraatka iska qabta waa dowlad utashatey iney muslimiinta burburiso America iyo Israelna ay u ahaadaan eeyo iyo dameero ayagana waxaa dameer u ah raga mucaaradka ah oo ay kushubto laaluush xaaraan ah si ay soomaaliya uburburiyaan

  8. Masha allah gulleyso my precedent adoon kufaara nooma sheegi karo waxba gull soomalia♥️🇸🇴🎂♥️🇸🇴💪🇸🇴♥️💖🇸🇴🎂🇸🇴♥️💖🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🥰🥰🥰🥰🥰💪💪🇸🇴🇸🇴♥️♥️💪🇸🇴♥️💖💪🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🎂🎂🎂Emarat rabi ha fadhiliyo dulaalinta cadawgu rarto Casar ha laayo isha allah

  9. Waxaan mahad balaaran aan halkan uga dirayaa wariyaha qaaliga ah ee tabiya wararka oo marwalba runta ka sheega wadanka. mahadsanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  10. Viva dowladeena shariifka & hassan waan ogaaney waxey yihiin waa dabadhilif shisheeye mudane farmaajo& mudane kheyre waa dad fahansan dowladnimada waa in afar sano loogu daraa insha alaah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *