Daawo Sanbalooshe iyo ina cl shakuur o u hanjabay M Farmajo iyo Abwan Bodhari o jawaab culus siiyay

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

31 thoughts on “Daawo Sanbalooshe iyo ina cl shakuur o u hanjabay M Farmajo iyo Abwan Bodhari o jawaab culus siiyay

  1. Kooxdii nabad iyo nolol u qaylin jirtay ma adaa kasoo haray wax la yidhi qiyaamuhu marka uu qariib yahay kun wax oo qayaayo leho quus galiya aadmiga baa laga qaadayaa daahee qalbiga miyaad ku hayseen qof sidan u eg ayaa dad sharaf iyo aqoon le sidan u caayi doona alla ninku foolxumo badanaa caku foosiya gaabooy.

  2. Buufi bukaan socodka la aantaa abaar bondhari unukaa xamar dagan unukaana 1991 in loo laabto rabin lagama dhaxlin qeeyr lagamana dhaxlin wiilal dhashay ee wiilal dhintay baa laga dhaxlay nin walboo hadlaayana wiilkiisii ma joogo xamar ama wadanka car arag nin dhahaayo wiilkiisa aabo askarta wadanka qoro oo niman kaan madax kutiga ka mida wilasha eey ku qaraabtaan waa ma liibaana yaasha lagu liibaanay waa wilasheenii waxeey aaqiro u direen camal ehhlu naarna u horseedeenn.

  3. cabdifitaax boodhariyow sxb , ina Mako, CC shakuur, wuu kaa orod badin doonaa, waa reer miyi,Geela ayuu cayrin jiray siyaasadda Somaliyana orod ayuu ku soo galay, dulliga dulligu dhalay, waa ninkii saxiixay badda Somaliya, oo markii dambe Diinta ka been sheegay,Nabi maxamed CSWS xadiiskiisa beenta ka sheegay.

  4. Waa kii kuweerarey gurigiisa sanbaloolshe waa la ba tanag oo qowqow leh jabuuti waa dad fiican laakiin reerka xukunka heysta soomalida iyagaa halkaa dhigey qaas ahaan qadra xeydar

  5. Waxan Somali kaga yaabay iyaga oon soo dhisan dowlad goboloodkoodii bay muqdishu kuwada waasheen bal Sanbalooshe oo Dhiibay Qalbidhagax miyuu ka hadlo siduu hirshabeele u dhisi lahaa ..sidookale Fiqi , c.cabdishakuur iyo mahadsalaad Galmudug .. sidoo kale cumar cabdirashiid .. waa dhamaan dad kursi u waashay oo lacag xaaraana bartay dal iyo dadna aan dan ka lahayn walee .. Adeer Somali baratay kursidoon danayste ah walee https://www.youtube.com/watch?v=pPsuDbjCaHc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *