Billad sharaf la gudoonsiiyay aqoonyahan Soomaaliyeed kadib shirkii 22 dal iyo WHO .



Shir u dhexeeya 22 dal oo aduunka ah iyo iyo haayadda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa lagu qabtay Pakistan. Gaba-gabadii shirka ayaa Pakistan billad sharaf ay bixiso midda ugu saraysa guddoonsiiyay Dr. Khalif Bile oo madax uga soo noqday haayadda caafimaadka aduunka Pakistan. Shirka kadib Dr Bile ayaa kulan la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee Pakistan isagoo kala hadlay doorka aqoonyahanka ee dib u dhiska dalka. Waxaad sidoo kale daawan doontaan waraysi aan la yeeshay wasiirka caafimaadka Somaliya oo shirkaan u matalaysay Somaliya iyo soo dhawayntii safaaradda Somalidu u samaysay Dr. Bile.

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

1 thought on “Billad sharaf la gudoonsiiyay aqoonyahan Soomaaliyeed kadib shirkii 22 dal iyo WHO .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *