Amina iyo Cabdi-Raxmaan – Billad-sharaf.mpg



Munaasabadan waxa lagu guddoonsiinayaa fanaaniinta qaaliga ah ee Amina Cabdillahi Xirsi iyo CabdiRaxmaan Cismaan Maxabe (oo ah qoys) billad-sharaf iyo abaal-marin ka socota Ururka Haweenka Soomaliyeed ee Ottawa-Gatineau.
Isla markaana “CabdiRaxmaan-Dheere” iyo Amina waxay u gudbinayaan Ururkaa Haweenka mahad-Celin iyo fariin qotto-dheer – Aug. 28th 2012 – Boorame.

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

10 thoughts on “Amina iyo Cabdi-Raxmaan – Billad-sharaf.mpg

  1. 👏👏👏👏👏👏👏😊😊😊Salaan sharaf qaaliya, Quluubaha shanta Soomaaliyeede, aan wacdigiini wadaniga ahaa iyo dardaarankiini midnimada shanta soomaaliyeed ineyan gorgorton siyaasadeed ama kooxeed eyan geli karin, Quluubta mukhlisiinta iyo Qubuuraha shuhadadey ku Xardhantey(Qorantey). Alle sw baan ka baryeyaa inuu janadiisa inagu kulmiyo, eynuna ku kaftanno berigaad umada isjeceylka,midnimada,maamuuska iyo murtida waafaqsan dhaqankeena suuban iyo shareecadeena sharfan ku maaweelin jirteen👏👏👏👏👏👏hambalyo iyo hoyin wanaagsan Alle idanki👏👏👏👏😊😊

  2. Masha allah alla hodan abdirahman waa aabaheed oon biya is marinin masha allah walahi waa laba fanaan oo somali dhab a oo weliba dhalad aah.. hodan oo aad u cod macana baa usoo baxdeey somalidii markay aabaheed yo hooyaded gaboobeen oo fanka ay ka fariisteen.. Mabruug baan ilid leeyahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *