DEG DEG Qorshe Kadhana Mw Farmaajo Oo Ka Bilowday Imaaraadka Iyo Xaalka

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

6 thoughts on “DEG DEG Qorshe Kadhana Mw Farmaajo Oo Ka Bilowday Imaaraadka Iyo Xaalka

  1. Kkkk waxaani waa tuugo ee soomaaliyeey
    Balanteenu waa inaanu madaxweynaha
    Somaliya u hiilinaa si tuugada oo dhan
    Ay u dhabar jabaan sababtoo ah waa madaxweyne kaga cabaadiyay cadawgii
    Dalkeena ee balanteenu waa doorasho
    Qof iyo cod ah waxaana madaxweyne
    Farmaajo kaga rabaa In uu doorashada
    Ka dhigo qof iyo cod hadii kale uu helaa
    Mudo kordhin aan caadi ahayn oo cadawga
    Lagu dhabar jabiyo

  2. Ala maxaa tuug mesha ka muqata ale idin qabay tugadu waxba ka ma badali karo farmajo oo tugada xididada u jaray tan kale faysax qof walan baa loyaqanaa gormuu qofka noqday imarad in ina cabdirashiid farmajo horay buu uga adkaday somaliya ha iska qayliyen somali way ka tashatay tuugo shisheye usoo adeg sado dalkoda (by father of love)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *