DEG DEG Saciid Dani Oo Qarka Usaaran Inuu Iscazilo, Ciidamo Dowlada Taabacsan Oo Qabsaday & Ilhan Om



Item Title: News
Item URL:
Item ID: V2UJTZQ
Author Username: MusicalSmile
Licensee: Abdiriak Abdullahi
Registered Project Name: WADANKA TV
License Date: November 4th, 2019
Item License Code: J8RF4K2NQV

Nguồn: https://palmoilmarket.com/

Xem thêm bài viết khác: https://palmoilmarket.com/category/the-thao/

23 thoughts on “DEG DEG Saciid Dani Oo Qarka Usaaran Inuu Iscazilo, Ciidamo Dowlada Taabacsan Oo Qabsaday & Ilhan Om

  1. Maxaa loogu mudaharadaya waa madax weynah la aqonsanyahay ee lasodorotay oo sax ah gudomiyuhu mu ku ekaado hooshisu maxaa ka dhaxeya nisha iyo madaxweynaha weynuhu isaga ayaa maamulka puntland u haya maanta waa in loga danbeya Laguna xishmeyaa oo aan lalalotamin wadanku wuxuu u baahanyahay dhismo iyo wadashaqeen ee iska ilaliya cadawoga idin ku gadaaman oo dhan kasta idinkaxiga marks baad isku qadateen qori oo aad iska dishes rag war hooy nabadu waa qaaliye ogoow

  2. Intii dhimatay allaha unaxariisto,intaa kadib beenboodeyaasha niicda kasoo qaatay villa wardhiigley iyo fashilka – facebooka ama madaxda beenboodayaasha, caadaqaateyaalna loogama baahna p/land inta aan ka- ogahay iyo kuwa usacabtuma magudbayaasha fashilmay iyo cadowga p/land gaar ahaan,guud ahaana kan somalia. Sidaa awgeed sxbayaal nimankan dharbarjebinta wadey ee waxoogaga kasoo qaatay magudbayaasha villa wardhiigley haka gurteen waxay raadiyeen,meelna hageeyeen kuwa taangiga Amisom lagu ilaaliyo cali daacuunba wuu lajoogaaye miyey kafiican yihiin, arinkuna wuxuu daba joogaa tegidii kismaayo ee siciid deni, anaku ciyaal manihin ruux walbina wuu fahamsan yahay arinka, yaan lagu meeraysan deni, dadbaa waxay kuleeyiin p/land waa lagu kala tegi;hadayba dhacdo kolka hore dhulku meeshiisu ahaan dadkiisuna way ku negaan sidooda ayeyna ahaan iyo si kasii wanaag badan balse waxay udaran tahay kolkii horeba ruuxa cunayey waxaanu lahayn ee maalin walbana eedayn uun lasoo taagan in lalaashana raba waxna aan soo kordhinayn /parasites.

  3. Mamul goboleed yada maxa ka qaldan
    Hirshaballe ash ma ahn jubaland Sido kale pundland Sido kale galmudug Sido kale mamul toos ufican majiro miya
    Allow Somalia is raacda 🇸🇴

  4. Demi must go, he sold bad iyo bariba also he has no knowledge what so ever how to govern he is arrogant ,and corrupt governor , he is dummy and he has to go

  5. Ilihii shacabka ayaa ama qaranka somaliya ayaa la baayacaya . Hadii shacabku ka hadlen iyo barlamanki ma waxaa xabada loridaya sidee la ila xisabtami kara taasi waa wixii dalkena horay uso bur burshay.

  6. Waa in shacabku ka mudaharadan in dushoda lagu dul dagalamo waa xaaran hadii lo caroday maxaa la iila xisabtamaya intan oo dhiba lo sameynayo waa ayan daro.

  7. Waa ceeb iyadoo la helikarayo in wax kasta oo qilaf ah wadahadal in la isticmalo qoli caaradisa runtii waa ayaandaro raga madaxda wey kala fikir duwanan karaan . Loma bahna in la is caburiyo waa in shacabka ay ka dhiidhiyan oo runta loshego madax dooda .

  8. Waa kibir majeerteen iyo islawaynidii majeerteen laakiin kuwa ka sii dulaysan waa kuwa ogolaadey inay iska maamushaan oo iska cunaan xaqooda, iibsadaana sharaftooda adeegsadaan magacooda, ku dul naaxaan kuwaasi waa ssc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *